Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 158:09:38
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Understand Aboriginal land rights in Australia - Australia Explained: Fahmidda Xuquuqda Dhulka ee Aboriginal-ka

    22/08/2025 Duration: 09min

    You may hear the protest chant, “what do we want? Land rights!” —but what does it really mean? Land is at the heart of Aboriginal and Torres Strait Islander identity, culture, and wellbeing. Known as “Country,” it includes land, waterways, skies, and all living things. In this episode of Australia Explained, we explore Indigenous land rights—what they involve, which land is covered, who can make claims, and the impact on First Nations communities. - Waxaa laga yaabaa inaad maqashay dad debed-baxaya oo ku qaylinaya “ What do we want? Land rights. Oo macneheedu yahay ‘maxaynu rabnaaa’, waxaynu rabnaa Xuquuq dhul”. Waaa maxay macneheedu? Dhulku, ama sida ay u yaqaannaan “Country”, wuxuu udub-dhexaad u yahay astaanta, dhaqanka iyo bed-qabka dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islanader-ka. Macnaha Country ama dhul, kuma koobna oo keliya dhulka. Waxaa ku jira, biyo-mareennada, cirka iyo dhammaan noocyada noolaha.

  • SBS News Somali: 21 August 2025

    21/08/2025 Duration: 04min

    Premier-ka Victoria, Jacinta Allan, ayaa sheegtay in si degdeg ah loogu baahan yahay dib-u-habayn heer qaran oo xeerarka badbaadada carruurta ah, sida kuwa heer dowlad-goboleed oo kale. Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, J.D. Vance, ayaa sheegay in dalalka Yurub ay bixin doonaan inta badan kharashka dammaanadka amniga ee loo sameynayo Ukraine.

  • SBS Somali News: 20 August 2025

    20/08/2025 Duration: 12min

    Shirka qaranka ee wax-soo-saarka dalka. Ra'iilsawasaaraha Israel oo Anthony Albanese ku sheegay mid daciif ah iyo warar kale.

  • Somalia News - Warkii Soomaaliya: 20 August 2025

    20/08/2025 Duration: 11min

    Wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya.

  • Shirka Dowladda Federaalka ee Kobcinta Wax-soo-saarka

    20/08/2025 Duration: 09min

    Dhaqaale-yahannada ugu sarreeya dalka, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo ururrada shaqaalaha ayaa shir heer qaran ah ku yeeshay magaalada Camberra toddobaadkan, shirkaas oo bilaabmay talaadadii bishan July ahayd 19ka August iyadoo lagu falanaqaynayo kor u qaadista wax-soosaarka dalka Australia.

  • SBS News Somali: 19 August 2025

    19/08/2025 Duration: 04min

    Ra'iisal-wasaare Anthony Albenese ayaa furay shirweyne lagaga arrinsanayo kobcinta dhaqaalaha. Madaxeeynaha Maraykankanka ayaa qorshaynaya kulan dhex mara labada madax-weyne ee Ruushka iyo Ukraine.

  • EV Fire Danger - Halista bayteriga scooter-rada, Ebike-yada iyo baabuurtu ku socdaan.

    19/08/2025 Duration: 08min

    Khubarada ku shaqo leh ayaa ka digaya khatarta dabka ka dhasha baytariyada gaar ahaan kuwa baabuurta electerigga, scooterrada, e-bike-yada iwm. Waxay sheegeen in lixdii bilood oo ugu horreeyey 2023-kii oo keliya, ay adduunaka ka dhaceen 500 gubasho, ama dab, oo ka dhashay bayteriyada ay ku socdaan, bushkuleetiyada, scootersss, iyo skateboards-ku, kuwaas oo sababay 36 dhimasho iyo138 dhaawac.

  • SBS News Somali: 15 August 2025

    15/08/2025 Duration: 09min

    Warkii Jimcaha ee Austarlia iyo caalamka

  • Somalia News-Warkii Soomaaliya: 15 August 2025

    15/08/2025 Duration: 09min

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya

  • A beginner’s guide to owning a pet in Australia - A beginner’s guide to owning a pet in Australia - Sida loo lahaado rabbaayad.

    15/08/2025 Duration: 08min

    Bringing a pet into your home can fill it with joy and companionship – but it also comes with important responsibilities. In Australia, new pet owners need to be aware of legal requirements, along with essential tips for training and caring for their animals. - Xayawaanka rabbaayadda ah ee guryaha lagu hasyto ayaa tayo-geliya, nolosha qoysas badan oo Australian ah, iyadoo saddexdii meeloodba labo-meelood, ay qoysaska Australia guriga ku haystaan xayawaan rabbaadyad ah. Laakiin, dadka aan hore u lahayn, ama u aan haysanin rabbaayad, ee hadda raba inay keensadaan, ayaa laga yaabaa inay ka il-duufaan waajibaadyo uu xawayaanku sharciyan u leeyahay.

  • SBS News_Flash Somali: 14 August 2025

    14/08/2025 Duration: 05min

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka

  • SBS Somali Full Program: 13 August 2025

    13/08/2025 Duration: 52min

    Barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran.

  • SBS News Somali: 13 August 2025

    13/08/2025 Duration: 09min

    Wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka

  • Somalia News - Warkii Soomaaliya: 13 August 2025

    13/08/2025 Duration: 10min

    Xaaladda magaalada Beled-xaawo. M.weyn Hassan Sh. Maxamuud oo qaatay shahaadada is-diiwaan gelinta doorashooyinka.

  • Climate Action: Is beddelka cimilada iyo Great Barrier Reef

    13/08/2025 Duration: 10min

    Sahamin sanadle ah oo lagu sameeyay qayb badda Australia ka mid ah, oo la yiraahdo, Great Barrier Reef ayaa lagu muujiyay, in noolaha la yiraahdo Coral oo ka baxa baddaas hoosteeda uu baaba'ii ugu weynaa ku yimid sannadkii 2024-kii, marka la barbar dhigo sannadihii ka horreeyey, muddo ku siman aftameeyo sannadood.

  • Barnaamij timaabo oo guryo cusub siinaya hooyada keli ah ee guri-la'aantu hayso

    13/08/2025 Duration: 09min

    Waxaa soo baxaya baaqyo lagu dalbanayo guryo raqiis ah, kadib markii ay sii kordheen tirada dumarka iyo gabdhaha hoy la’aantu ku dhacay. Hooyo laba carruur ah leh – oo duruufo adag soo martay – ayaa hadda rajaynaysa inay, mashruuc cusub oo xagga guriyeynta ah ka heli doonto guri

  • Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo

    12/08/2025 Duration: 10min

    Cilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.

  • SBS News_Flash Somali: 12 August 2025

    12/08/2025 Duration: 04min

    Baanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump 800 ciidan ah ayuu ku amray inay galaan Washington DC oo la wareegaan ciidanka booliiska.

  • SBS News_Flash Somali: 11 August 2025

    11/08/2025 Duration: 04min

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.

  • SBS Somali Full Program: 08 August 2025

    11/08/2025 Duration: 52min

    Barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.

page 11 from 41