Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay Melbourne
16/04/2024 Duration: 08minXaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.
-
-
-
-
-
Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia
10/04/2024 Duration: 08minEvery week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danbi, laakiin dibad baxayaasha ayaa mararka qaar ku xadgudba sharcigan iyaga oo ku kaca falal xagjir ah iyo hab dhab dhaqan bulsho oo aan fiicnayn. In aad dhib la kulanto marka aad dibad baxayso waxay ku xiran tahay hadba meesha aad ku mudaharaadayso iyo sida aad u dhaqanto.
-
-
-
-
-
-
Australia Explained: Understanding bankrupcy
03/04/2024 Duration: 12minUnderstanding bankruptcy: Who's eligible , what are implications
-
-
-
Aragtida Jaaliyadda iyo dastuurka Soomaaliya
29/03/2024 Duration: 24minCodadka Jaaliyadda iyo dastuurka Soomaaliya ee muranka dhaliyay.
-
-
-
-
Muranka dastuurka ee ka taagan Soomaaliya
27/03/2024 Duration: 15minMuranka dastuurka Soomaaliya oo wali taagan.
-
The importance of understanding cultural diversity among Indigenous peoples
27/03/2024 Duration: 08minThe rich diversity within the Indigenous population of Australia is a captivating aspect, defying the common misconception that all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples belong to one homogeneous group