Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Falanqaynta Jimcada iyo Isse Dholawaa
23/02/2024 Duration: 16minArimihii ugu waaweynaa Soomaaliya iyo Isse Dholawaa
-
Qodabadii ugu waaweynaa wararka Soomaalidda iyo Mohamud China
23/02/2024 Duration: 16minQodobadii todobaadka ugu waynaa Soomaaliya
-
-
-
Melbourne City Council oo u codeeyay xabad joojinta Gaza
21/02/2024 Duration: 10minGolaha deegaanka Melbourne ayaa cod u qaaday xabad joojin looga dhawaaqo Gaza. Waxaan ka waraysanay Halimo Ahmed.
-
Rotary Safe Family waa barnaamuj looga hortagayo rabshada qoyska
21/02/2024 Duration: 17minRoray Safe Family waa barnaamuj dadka looga wacyigalinayo tacadiyada lagula kaco haweenka oo gaar ahaan diirada lagu saarayo bulshooyinka dhaqamada kala duwan. Waxaan ka waraysanay: Dorothy Gilmour, Peter Berg iyo Ahmed Tohow.
-
-
Doorka raga iyo gudniinka fircoonig ah
16/02/2024 Duration: 09minDoorka raga iyo ciribtirka gudniinka fircooniga ah.
-
-
-
Warbixin: nolosha shacabka Indijinooska oo wali liita
14/02/2024 Duration: 08minSida lagu sheegay warbixin cusub, wali nolosha dadka dalka loogu yimid ayaa la liidata nolosha shacabka intiisa kale.
-
Maalinta Raadiyaha oo caalamka laga xusay
14/02/2024 Duration: 11minRaadiyaha ayaa wali muhiim u ah bulshooyin badan oo caalamka ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha qaxootiga sida uu sharaxayo Ahmednoor Yogol.
-
Hal abuurka ganacsiga iyo Nuradin Omar
14/02/2024 Duration: 11minNuradin Omar oo ah madaxa shirkada Master Remit ayaa ka waramaya fursadaha iyo caqabadaha furitaanka ganacsi cusub.
-
-
-
Gudniinka fircooniga ah ma la cirib tiri karaa?
07/02/2024 Duration: 19minMaalinta wacyigalinta gudniinka fircooniga ah oo laga xusay caalamka.
-
Wararka Soomaliya: dad ku dhintay qarax ka dhacay Bakaaraha
07/02/2024 Duration: 08minWararkii Soomaaliya
-
Waa maxay de facto relationship?
07/02/2024 Duration: 10minAustralia Explained: what does it mean to be in a de facto couple?
-
-