Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhan
02/01/2026 Duration: 01minBas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doonaa.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
30/12/2025 Duration: 02minWaaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto dil iyo meel ka dhac uu ku sameeyey meyd.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
29/12/2025 Duration: 02minQof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee Maamulka Gaadiidka ee qadka xeebaha Bari ee Norrland oo la dhaliilay.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
23/12/2025 Duration: 02minCodsiga ugu horreeya ee lagu dhisayo tamar nukliyeer cusub oo Sweden ah. Digniin: Carruur lagu dhiirrigelinayo iney ku ciyaaraan daloollada korontada. Booliska: 200 kiilo oo daroogo ah oo lala xiriirinayo shabakadda Foxtrot.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
22/12/2025 Duration: 01minQiimaha kaakowga oo hoos u dhacay balse kan shukulaatada oo aan dhicin. Warbixin: Qiimaha ey cudurrada fayrasyada ugu kacaan bulshada. Laba haween ah oo rummaanka loo dhigay caawin dil ka dhacay Oxie.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
19/12/2025 Duration: 02minLaba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
18/12/2025 Duration: 02min12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah sababo la xiriira dhowr dambi oo argagixiso ah. Iswiidhishka oo weli Raashinbadan daadiya. Dadka Iswiidhishka ah ayaa wali iska daadiya cunto badan oo la cuni karo. Sida lagu sheegay tirakoob cusub oo ka soo baxay Hay'adda Ilaalinta Deegaanka ee Iswiidhen.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
17/12/2025 Duration: 02minArday boolis ah oo lammaanihiisii dhibaato u geeystay. Shaqo la'aanta oo yaraanaysa balse qaadanaysa sannado kale iney gaarto heerkii ay joogtay ka hor hoos u dhaca dhaqaale. Daldaloollada marka la baarayo ashtakadaha kaalmada dhaqaale.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
16/12/2025 Duration: 02min15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u xiran dharka shaqada. 12 jir looga shakisan yahay dil Malmö ka dhacay jimcihii hore.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
15/12/2025 Duration: 02minhaweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Eurovision.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
12/12/2025 Duration: 02minBoolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilihii ina dhaafay ee Oktoobar iyo Nofeembar.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
11/12/2025 Duration: 02minNin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka soo horjeeda shaqada militariga.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
10/12/2025 Duration: 02minMaria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidde-sidaha qaarkii laga heley isbeddel.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
09/12/2025 Duration: 02minXukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay oo lagu tuhunsan yahay inuu alaab ka xaday waayeel ku jirey cusbitaal.
-
Wararka raadiyaha Iswiidhen
08/12/2025 Duration: 02minXukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
05/12/2025 Duration: 01minXukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
04/12/2025 Duration: 01minSicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
03/12/2025 Duration: 02minHargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
01/12/2025 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin saaxiibkii dilay oo lagu maxkamadeeyay Kalmar.
-
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
01/12/2025 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.